Mid ka mid ah Madaxweynayaasha Jubaland oo ku baaqay nabad
Cabdi Xuseen Baaley oo sheegay in ay dadka jubooyinka u doorteen Madaxwayninimada Juba Valley State ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dagaaladii dhiiga ay ku daateen oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Kismaayo.
Dowlada Masar oo uga digtay Ethiopia biyo xireenka wabiga Nile
Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa sheegay in waddo walba u furan tahay sidii ay ugaga hortagi lahaayeen dhibaatada kaga iman karta biyo xireenka wabiga Nile ee laga dhisayo dalka Ethiopia.
Kulan ay kasoo qeyb galeen Aqoonyahano, Culumo iyo qeybaha kale ee bulshada kana dhacay Magaalada Nairobi ayaa lagu soo bandhigay buug ka hadalaya Kobicii Islaamiyiinta Soomaaliya.
Wafdi kasocda Galmudug oo soo gaaray Nairobi kuna baaqay in lajoojiyo dagaalada Kismaayo
Kulan ballaaran oo ay goob joog ka ahaayeen qeybaha bulshada Galmudug ee magaalada Nairobi, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug C/Samad Nuur Guuleed.
Ciidamada Booliska oo xiray nin Koofur Afrikaan ah oo Nin Soomaali ku dilay Garoonka diyaaradaha Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay nin u dhaday dalka Koofur Afrika oo u shaqeynayay Shirkada SKA, kaasoo maalmo ka hor nin xoogsade Soomaali ah ku dilay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Dhinacyadii ku dagaalamay Kismaayo oo aqbalay heshiis xabad joojin ah
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in odayaasha iyo waxgaradka ay ku guuleysteen in xabad joojin rasmi kala dhex dhigeen dhinacyadii ku dagaalamay magaalada, iyadoo ay socdaan dadaalo la doonayo in maleeshiyaadka is hor fadhiya lagu kala qaado.
President Hassan Sheikh Mohamud continues to urge peace and calm in Kismayo.
Speaking to media today, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, addressed the issue of the violence in Kismayo and said:
Somalia bids Farewell to UNPOS and ambassador Mahiga.
H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Government of Somalia, today welcomed Dr Augustine Mahiga, former Special Representative of the Secretary General and Head of UNPOS, to Villa Somalia for the final time.