Jowhar.com - Somali news Leader
May 23 2013 19:35:10
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
Xukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qal qal ammaanka uu keeno maamulada is bar bar socda ee Kismaayo looga dhawaaqay
Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta ka digtay in qal qal iyo xasilooni daro uu keeno maamulada is bar bar socda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 234 Reads ·Print ·
Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Koofur Kuuriya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Villa Somalia ku soo dhoweeyay safiirka cusub ee dowladda Koofur Kuuriya u soo magacawday Soomaaliya oo lagu magacaabo Kim Chan-W.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 60 Reads ·Print ·
Garabka Dhalinyada ee Xisbiga PDP oo xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May
Munaasabada oo ay soo agaasimeen garabka dhalinyara ee xisbiga nabada iyo horumarka PDP oo lagu xusayey 15 May oo ah maalinta dhalinyarada soomaliyeed ayaa waxaa kasoo qeyb galay garabyada kale ee xisbiga qaar kamid ah ururada dhalinyaro
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 148 Reads ·Print ·
C/kariin Guuleed “Warbaahinta ayaan ka maqalnay in maamul looga dhawaaqay Kismaayo”
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, kaasoo labo madaxweyne loogu kala doortay Jubaland.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 221 Reads ·Print ·
Axmed Madoobe “Hadii dhibaato ka dhacaan Kismaayo dowladda ayaa Mas’uul ka ah”
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay ay doorteen Madaxweynaha Jubaland Ergooyin shirweyne ku lahaa Kismaayo ayaa ka digay dhibaatooyin ka dhaca magaalada, isagoo eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaliya.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 487 Reads ·Print ·
Mudanayaasha Baarlamaanka oo maanta lagu wado in loo qeybiyo nuqulada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in loo qeybiyo nuqulada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Soomaaliya, kaasoo shalay uu cadeeyay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 226 Reads ·Print ·
European union training mission to train Somali forces in Somalia
15 April 2013, Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, today welcomed the deployment of the European Union Training Mission (EUTM) to Somalia, calling it a “paradigm shift in relations” between the EU and Somalia.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 167 Reads ·Print ·
Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today.
14 May 2013 – His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today gave the green light to the implementation of the New Deal process for Somalia on behalf of the Federal Government.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 230 Reads ·Print ·
Man gets 10 years in Somali terror investigation
MINNEAPOLIS (AP) – A man who authorities say played a key role in funneling young men from Minnesota to a terrorist group in Somalia was sentenced to 20 years in prison, while another man who was a foot soldier for al-Shabab received a 10-year sentence.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 120 Reads ·Print ·
Prime Minister sends condolences and condemns the Turkish bomb attack
11 May 2013 – His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon condemned strongly the car bomb attack that killed more than 43 people and injured many today in the town of Reyhanli, in Hatay province Turkey.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 168 Reads ·Print ·
Somalia Prez’s luxury trip at your expense
Five of his ministers and 14 flunkeys were flown to Britain and put up to attend a conference which saw millions more in aid handed to the war-torn country.
Hanad on May 16 2013
Read More · 0 Comments · 104 Reads ·Print ·
Page 9 of 10: 1...678910
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
128,786 unique visits