Axsaabta Siyaasadeed oo ku baaqay in Baarlamanka Soomaaliya loo daayo la xisaabtanka xukuumada
Qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee ka dhisan koonfurta Somalia ayaa maanta kulan ku yeeshay hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho kaasoo ay uga hadleen arrimo badan oo ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka.
Ra’iisul Wasaaraha “Dowladdu waxay ka xuntahay in Kismaayo looga dhawaaqo Labo Madaxweyne”
War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaarah Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa looga hadlay xaalada magaalada Kismaayo, gaar ahaan maamuladii kala duwanaa ee saacadihii u dambeeyay looga dhawaaqay.
Xukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qal qal ammaanka uu keeno maamulada is bar bar socda ee Kismaayo looga dhawaaqay
Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta ka digtay in qal qal iyo xasilooni daro uu keeno maamulada is bar bar socda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose.
Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Koofur Kuuriya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Villa Somalia ku soo dhoweeyay safiirka cusub ee dowladda Koofur Kuuriya u soo magacawday Soomaaliya oo lagu magacaabo Kim Chan-W.
Axmed Madoobe “Hadii dhibaato ka dhacaan Kismaayo dowladda ayaa Mas’uul ka ah”
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay ay doorteen Madaxweynaha Jubaland Ergooyin shirweyne ku lahaa Kismaayo ayaa ka digay dhibaatooyin ka dhaca magaalada, isagoo eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaliya.
European union training mission to train Somali forces in Somalia
15 April 2013, Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, today welcomed the deployment of the European Union Training Mission (EUTM) to Somalia, calling it a “paradigm shift in relations” between the EU and Somalia.