Home 
 
 Forum 
 
 Contact Us 
 
 Movies 
 
 Somali Music 
 
 Search »  
 
Navigation
Quran
Yusuf's Game
Photo Gallery
Online Games
Search
Submit Link
Entertainment
Music
Download music
Funny Pictures
Somali music video
Heeso Qaraami
Heeso Wadani
Live TV
Radio Links
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 17:00
Radio Banadir
Random media









Somali Links
Afdheer.com
African M Videos
Albakri.co.uk
AllBanadir
Allceldheer
Alldalka
Allmudugnews.com
Allpuntland
Allwadani
AminArts
Anfax.com
Arladitv.com
Banadir
Banadir City
BBC Somali
Bclub19.com
Bishaaro.com
Blue Star studio
Boondheere.com
buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Calanka.com
calayaale.com
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Dadka.net
Dadnimo.com
Dalkanews.com
Dayaxa.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Doollo.com
Dulmane.com
Gobolkabanaadir.com
Google News
Hadhwanaag.com
Halgan.net
Halganews.com
Hamarey.com
Hiiraan
Hiiraancenter.com
Hiiraannet.com
Hobyo-one.com
Hornafrik.com
Horseednet.com
Iibka.com
Iqrapress.com
Iqrasomali.com
Irin News
Jammaame.com
Janaale.com
jawiil.com
Jaziro.com
Jijigawe.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Jowharonline.com
kismaayonews.com
Kulmis.com
Maaryaa.net
Mareeg.com
Markacadeey.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midgaan.com
Midnimo.com
Mogadishuniversity
Mudugonline.com
Mudulood.com
Mugadishocity.com
Onkod.net
Osmanart.net
Puntlandnm.com
Qalbifuran.com
Qaranimo.com
Qaranka.com
Radiolascanod1.com
Ruunkinet.com
Sahanradio.net
Saxafada.com
Shabelle.net
Shareero.com
Somaaljecel.com
Somali Links
Somali Love
Somali woman
Somaliaonline.com
Somaliawatch.com
Somalidamanta
Somaliedu.com
Somalifm.com
Somalifuture.net
Somalilandembassy
Somalimarket.com
Somalinet.com
Somalioz.com
Somalioz.com
Somaliriyemen
Somaliswiss
Somalitalk.com
Somalitube.com
Somaliweyn.com
Somaliwide.net
Somsports.com
Soomaalinews.com
Ssup.org
Talowanaag.com
TVSland
Ufurow.com
Wadanka.com
Wargeyska
Warqabad.com
Warshiikh.com
Widhwidh.com
Xamardaye.com
Xidigtacad.com
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Islamic Links
Tadkirah
Afalx
Suufiyah
Altaqwaa
Abdulrashiida
Maktabada Suxayfa
Imaams
Somali Sunnah
Masjid Shafici
Somali Media
Waaniye
Runta
Kafaalo
Latest Articles
Dabadhilifow Dalkii Duqaysaye Aakhiro Daartee baad Geli?‏
MA RIYADI CABDIQAASIM YAA RUMOOWDAY?
Free Jowhar – A New Day is Dawning for Somalia
Dhisida Isbaheysiga la dagaalanka Shabaabka yey dani ugu jirtaa?
CUDURKA SONKOROWGA,tirada soomaalida sonkorta qabta ayaa sii kordheysa sanadb...
Interview with UN Envoy to Somalia Ahmed Ould Abdallah.
Officer on the Street in San Diego is a Chief in Somalia.
Are they freedom supporters or terrorists?

Wararka Maanta
Ciidamada Ethiopia oo maanta toogasho ku dilay Labo ruux Bartamaha Magaalada Baydhabo.
11-05-2008
Yuusuf Dabageed oo lagala wareegay Gaadiid dagaal iyo hub uu lahaa.
11-05-2008
Weerar barqanimadii maanta lagu qaaday Guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare oo ku yaala Magaalada Baydhabo.
11-05-2008
Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho
11-05-2008
Beesha Mudllood oo ka digtay xil ka qaadis lagu sameeyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde, xilli uu socdo mooshin...
11-05-2008
Ciidamo Ethiopian ah oo xalay gudaha u galay Magaalada Beled Weyn muddo todobaadyo kadib oo Magaaladu aheyd...
11-05-2008
Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo falal amaan daro laga soo sheegayo iyo kooxo burcad ah oo ku badan...
11-05-2008
Wakiilka Qaramada Midoobey oo saaka Jabuuti kula balansan Ergooyin ka socota Isbaheysiga Sheekh Shariif hog...
11-05-2008
Wadada Wadnaha oo shalay xirneyd oo saaka dib u furantay, halka Wadada aada Air PorkaMuqdisho ay xaniban ta...
11-05-2008
Warbixin ku saabsan Duqeyntii ka dhacday Degmada Dh/mareeb iyo waxyaabihii ka sooibaxay.
10-05-2008
Tacshiirad ay ka qeyb qaateen Ciidamada Amisom oo goor dhoweyd ka dhacday Isgoyska KM4
10-05-2008
Ilaalada Wasiirka Maaliyada oo manta lagu laayay Inta u dhaxeysa Deegaanka Leego iyo Yaaq Bariweyne, markii...
10-05-2008
Faah faahin ka soo baxeysa qasaare xoogan oo Ciidamada Ethiopia ka soo gaaray gaarigii Booyada ahaa ee saak...
10-05-2008
Shaki la gelinayo qabsoomida Kulanka Dib u heshiisiinta ee maanta Jabuuti uga furmi doono Mucaaradka iyo Do...
10-05-2008
Ciidamada Ethiopia iyo Ilaalada Madaxtooyada oo saaka dadka iyo gaadiidka u diidaya in ay maraan Wadada Wad...
10-05-2008
News in English
Al Shabaab chief killed in U.S. airstike in Somalia: sources
01-05-2008
American war planes launch air strikes in Dhusamareb town.
01-05-2008
Meeting Somalia's Islamist insurgents
28-04-2008
Released Spanish fishermen on their way home
28-04-2008
Somali Foreign Minister Touts Anti-Islamist Offensive
28-04-2008
UN rights expert denounces fresh civilian deaths in Somalia
23-04-2008
Somalia to Ask UN for International Peacekeepers
16-04-2008
British teacher killed in Somalia attack: witnesses.
14-04-2008
Car bomber attacks on Burundian troop’s army base in Mogadishu
09-04-2008
Sport News & Wararka Ciyaaraha
Galliani: Rajada Ronaldinho wey burburtay
06-05-2008
Ciyaartooyda Manchester United oo loo balan qaaday lacag abaalmarin ah hadii ay isku darsadaan labada koob ...
06-05-2008
Labo Ciyaartoy oo Muhim ah oo ka maqnaan doona Manchester United Kulanka Barcelona ee Caawa
29-04-2008
Avram Garant iyo Benhaim oo loo diiday ianay Kaula lumpur yimaadaan xilli chelsea ay soo booqan doonto.
29-04-2008
C. Ronaldo oo noqday Ciyaaryahanka Sannadka ee PFA.
29-04-2008
Wararkii Cayaarayaha Caalamka iyo Kulamdii Champions League ee Sema Final-ka
25-04-2008
Kooxda Manchester United oo noqotay Kooxda Sannadka Qaarada Yurub.
21-04-2008
Ciidamada Ethiopia oo maanta toogasho ku dilay Labo ruux Bartamaha Magaalada Baydhabo.
Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa maanta toogasho ku dilay Labo ruux oo rayid ah, bartmaha Magaalada Baydhabo.
Yuusuf Dabageed oo lagala wareegay Gaadiid dagaal iyo hub uu lahaa.
Ciidamada Ethiopianka ee maanta gudaha u galay Magaalada Beled Weyn ayaa hub ka dhigis ku sameeyay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).
Weerar barqanimadii maanta lagu qaaday Guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare oo ku yaala Magaalada Baydhabo.
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhoweyd kooxo aan la garaneyn ay weerar ku qaadeen Guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax.
Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib safar uu dibada kaga maqnaa.
Beesha Mudllood oo ka digtay xil ka qaadis lagu sameeyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde, xilli uu socdo mooshin ka dhan ah.
Odayaasha Beesha Mudullood ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaqyada ka soconaya Baydhabo kaas oo ka dhan ah xilka Nuur Cadde, iyagoona ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta hadii xilka laga qaado Mr Nuur Cadde oo ka soo jeeda Beesha Mudullood.
Ciidamo Ethiopian ah oo xalay gudaha u galay Magaalada Beled Weyn muddo todobaadyo kadib oo Magaaladu aheyd maamul la'aan.
Ciidamadan Ethiopianka ayaa ka soo dhaq dhaqaaqay dhinaca iyo Deegaanka Janta Kundishe oo Magaalada Beled Weyn u jira ilaa 5km.
Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo falal amaan daro laga soo sheegayo iyo kooxo burcad ah oo ku badanaya wadadaas.
Kooxahan Maleeshiyada ayaa dhac u geysta gawaarida ku safarta wadadaas, iyadoo aanay muuqan isku dayo lagaga hortagayo falalka amaan darada ee ku soo kordhay wadadaas, xilli Gobolka aan wax maamul ah joogin.
Wakiilka Qaramada Midoobey oo saaka Jabuuti kula balansan Ergooyin ka socota Isbaheysiga Sheekh Shariif hogaamiyo.
Mowqifka ay qaateen xubnaha ka socda Isbaheysiga ayaa sabab u noqday dib u dhaca ku yimid kulankii dib u heshiisiinta ee laga dhex waday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysigaas.
Wadada Wadnaha oo shalay xirneyd oo saaka dib u furantay, halka Wadada aada Air PorkaMuqdisho ay xaniban tahay.
Waabarigii Saaka ayaa ciidamada dowlada ee fariisinka ku leh isgooyska Florence ee Wadada Wadnaha waxaa ay saaka Dib u fasaxeen isku socodka Dadka iyo Gaadiidka ee wadada Wadnaha oo shalay ilaa doraad galinkii danbe xirneeyd kadib dagaalo halkaasi ka dhacay oo dad fara badan ay ku dhinteen.
Warbixin ku saabsan Duqeyntii ka dhacday Degmada Dh/mareeb iyo waxyaabihii ka sooibaxay.
Galgadduud ee Degmada Dh/mareeb 01 May 2008 ayaa waxaa ku geeriyooday
kuna dhaawacmay dad badan oo isugu jiray Haween iyo Caruur, dadkaas oo deganaa meeshii Duqaytu ka dhacday hareeraheeda.
Tacshiirad ay ka qeyb qaateen Ciidamada Amisom oo goor dhoweyd ka dhacday Isgoyska KM4
Ciidamada Nabad Ilaalinta Amisom ayaa goor dhoweyd rasaas kaga qeyb qaatay weerar Kooxo Hubeysan ku qaadeen Booyad ay wateen Ciidamada Ethiopia.
Ilaalada Wasiirka Maaliyada oo manta lagu laayay Inta u dhaxeysa Deegaanka Leego iyo Yaaq Bariweyne, markii kooxaha hubeysan jidka galeen.
far ka mid ah ilaalada Wasiirka Maaliyada ayaa ku geeriyootay markii Kooxaha hubeysan wadada u galeen inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaqbariweyne
Faah faahin ka soo baxeysa qasaare xoogan oo Ciidamada Ethiopia ka soo gaaray gaarigii Booyada ahaa ee saaka laga gubay.
Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeysa weerar xoogan oo saaka lagu qaaday Gaari booyad ah oo biyaha u dhamiya Ciidamada Ethiopia iyo gaari kale oo raashin u waday.
Shaki la gelinayo qabsoomida Kulanka Dib u heshiisiinta ee maanta Jabuuti uga furmi doono Mucaaradka iyo Dowladda.
Hoggaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka ah ee la baxay dib u xoreynta Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed,ayaa sheegay in aan isbahaysigu aqoonsaneyn dowladda Soomaaliya, isla markaana aan wax wadahadal ah oo toos ahi dhex mari doonin.
Page 1 of 156 1 2 3 4 > >>




Random Photo


Funny pictures & Sawiro Qosol ah










Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Users Online
Guests Online: 204
No Members Online

Registered Members: 16
Unactivated Members: 0
Newest Member: qorahey
3896540 Unique Visits

Jowhar.com Copyright © 2007