Suldaanka Beelaha Shiidle oo ku geeriyooday magaalada Jowhar
April 24 (Jowhar.com)-Waxaa magaalada Jowhar saaka waaberigii ku geeriyooday Allaha u naxariistee Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb oo ahaa suldaanka beellaha Lixda Shiidlo.Meydka Suldaan Axmed Rashiid ayaa Salaada Janaasada lagula!--more-->…