TOOS; Tirinta codadka oo bilaabatay Jawaari iyo Xiddig oo ugu horeeya

by mahad | Wednesday, Jan 11, 2017 | 53 views

Waxaa bilowday tirinta codadka doorashada xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed iyadoo ay ugu horeeyaan labada musharax Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo C/shiid Maxamed Xiddig.

Jawaari waxa uu haystaa illaa iyo 121 cod halka uu Xiddig uu haysto 88 cod. Geeseey 16 cod, dhakhtar 2 cod.

 

 

Like it? Share it!