Xaflada Isku aadka wadamada ka qeybgalay tartanka ciyaaraha adduunka ee 2018 ee dalka Ruushka ayaa waxaa ay ka soconataa magaalada Moscow ee dalka Ruushka.

Ciyaaraha adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 dal waxaana lagu kala ridey afar god kuwaasoo laga soo kala qabanayo sida ay wadamadu isugu beegmayaan.

Godka 1 ayaa waxaa ku jira wadamada : Russia, Germany, Brazil, Portugal, Argentina, Belgium, Poland, France

Godka 2: Spain, Peru, Switzerland, England, Columbia, Mexico, Uruguay, Croatia

Godka 3: Denmark, Iceland, Costa Rica, Sweden, Tunisia, Egypt, Senegal, Iran

Godka 4: Serbia, Nigeria, Australia, Japan, Morocco, Panama, S. Korea, Saudi Arabia

Goordhow kala soco sida ay isugu beegmayaan wadamada ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduunka 2018 bogga ciyaaraha ee jowhar.com