Ahlu Sunna oo beenisay in wadahadal ay kula jiraan dowlada federalka

Qoraal ka soo baxay maanta xarunta madaxtooyada ururka Ahlu Sunna ee dhowaan Madaxweyne u doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa lagu beeniyay in wax wadahadal ay kula jiraan dowlada Federalka.

Warkan ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa sidoo kale loogaga hadlay doorashadii dhowaan magaalada Dhuusamareeb Madaxweyne loogu doortay Axmed Nuur Qoorqoor.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu soo hadal qaaday beesha caalamka,ammaanka iyo waxbarashada.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka Ahlu Sunna.