Akhriso;Shuruudaha laga doonayo xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Koofurgalbeed

Guddiga farsamada ee soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha u sharaxan ka mid noqoshada baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shuruudaha laga rabo Xildhibaanada waxaa ka mid ah in uusan ka yareyn 25-sano, islamarkaana uu bixiyo lacag is-diwangalin ah oo aan la shaacin tiradeeda.

Dhowaan ayaa Guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada baarlamaanka Koofurgalbeed Soomaaliya  waxa ay soo bandhigeen jadwalka soo xulista xildhibaanada cusub.

Halkan hoos ka aqriso shuruudaha;