Where is my Brother Sheeko la yableh

where is my Brother

Waa subax hoore dadkana Coronovirus ayey u dhimanayaan,waxaa la soo wacaay reer Somali ah oo waxaa loo sheegay in Xasan oow dhintay eeyna yimadaan Cisbitaalka .

Reerki oo korbeysan aya yimid Cisbitaalki waxaana loo sheegay in aay tagan qolka meydka la dhigo ee qaboojiyaha ah.

Waxeey soo qateen meydki waxeeyna la adeen qabuurahi oo waa dugeen oo waaba leysku macsalameeyey oo Xasan sidaas aya logu duceeyey oo lagu soo kala tagaay.

Maalin ka dib aya waxa soo wacaay Cisbitaalki oo ku yiri horey ayaan iduku sheegnay oo kaaliaya naga qaata Meydkiina Xasan ah.

Waxeey ku yiraahdeen war anaga waan soo qadanay Xasan oo waan duugnay ee see wax u wadaan
markeey arinka isku qasan yahay aya Cisbitaalki ku yiri bal wax yar suga bo hallow waxaad qadateen waa Frank ee ma ahaan Xasan.

Frank walakis aya jooga Cisbitaalka xanaqsan oo leh Where is my Brother.