Madaxweynaha Galmudug oo soo dhameystiray Golihiisa (Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada, isagoo magacaabay Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.

Xubnaha uu magacaabay Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxay u badan yihiin dhalinyaro, waxaana ay ka kooban 25 Wasiir Kuxigeeno iyo 11 Wasiiru dowlayaal.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa la filayaa in wadajir loo dhaariyo, marka codka kalsoonida ay ka helaan Baarlamaanka Galmudug.

Halkan hoose ka akhriso:-