Ka qeybqaado Dhismaha Masjidka Bilaal ee magaalada Jowhar

Dhismaha masjidka Bilaal ee magaalada Jowhar ayaa si rasmi ah u bilowday iyadoo dhismaha masjidkana uu yahay mid ay ka qeybqaadanayaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Jowhar.

Guddiga dhismaha masjidka Bilaal ee magaalada Jowhar ayaa ugu baaqay muxsiniinta Soomaaliyeed inay ka qeybqaataan dhismaha masjidka.

Masjidka oo ku yaal magaalada Jowhar gaar ahaan xaafada Hantiwadaag ayaa waxaa muxsiniinta dooneysa inay ka qeybqaataan ay ku soo hagaajin karaan DAHABSHIIL BANK 116100787,SALAAM BANK 33400319,EVC; 614621O1O ama E-DAHAB;624621010,

Walaalow oo kamid noqo dadka ka qeyb qaadanaya dhismaha masjidul bilaal ee magaalada jowhar maanta wax baxso berito ayaad heli doontaa inshaa allaah.