Walaal ka qeybqaado dhamaystirka dhismaha Masjidka Bilaal ee magaalada Jowhar

Waxaa ay guddiga dhismaha masjidka Bilaal magaalada Jowhar ka codsanayaan muslimiinta Soomaaliyeed inay ka qeybqaataan dhismaha masjidka Bilaal oo qeybihii u dambeeyay kujira.
Dhismaha masjidka oo muxsiniin badan ka qeybqaateen qeybihii hore ayaa markale laga codsanayaa muxsiniinta inay ka qeybgalaan dhamaystirka masjidka.

Guddiga Masjidka waxa uu ugaga mahadcelinayaa dhammaan muxsiniintii ka qeybqaadatay qeybihii hore ee dhismaha masjidka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka heerka uu marayo dhismaha masjidka;