Qarax xoog leh oo goordhow ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay xeebta Liido ee loo nasasho tago iyadoo qiiq uuro ka baxday qaraxa laga arkayo meelo ka fogfog Xeebta Liido.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa kadib la maqlay rasaas la ridayo iyadoo aan faahfaahin badan laga hayn qaraxa.

wixii ku soo kordha wararka qaraxa kala soco Jowhar.com