Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3

Madashu Xisbiyada Qaran ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ugaga hadashay shirka Dhuusamareeb ka socda iyadoo ku eedeysay Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee lagu dhisay Dhuusamareeb in uusan wax wadatashi ah la samayn Madasha.

Madashu waxay ka digtay muddo kororsi ay sameystaan Golayaasha dowladda iyo in uu firaaq dastuuri ah ku yimaado hay’adaha sharci dajinta dalka.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka Madasha Xisbiyada Qaran;