SOMALI NEWS
Trump; “Ma kordhineyo waqtiga xabadjoojinta duqeynta ayaan bilaabaynaa”
Apr 21(Jowhar)Donald Trump ayaa sheegay inaysan jiri doonin muddo kordhin lagu sameeyo heshiiska xabad joojinta ah ee u dhexeya Maraykanka iyo Iran xilli ay...
Xarunta cusub ee horumarinta manaahijta oo la dhagax dhigey
Apr 21(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta oo lagu...
Mustaf Dhuxulow iyo Cabdullaahi Maxamed Nuur oo kusoo biiray safka mucaaradka
Apr 21(Jowhar)Siyaasiyiin miisaan culus leh ayaa kusoo biiray shirka mucaaradka ee ka socda guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadoo dhaq-dhaqaaqyada...
Sh Shariif, Sambaloolshe iyo Mustaf Dhuxulow oo kulan uga socdo Muqdisho
Apr 21(Jowhar) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Dhuxuloow, iyo Taliyihii hore ee NISA...
Trump;” “Israa’iil weligeed igalama hadlin dagaalka Iran,”
Apr 20(Jowhar)Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay in Israa'iil ku qalqaalisay amaba ku riixday dagaalka Iran, iyadoo madaxweynaha Mareykanka uu wajahayo dhaleeceyn sii kordheysa oo...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments