SOMALI NEWS
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kula kulmay dalka Aljeeriya Madaxweynaha Masar Al-Sisi
Nov. 02 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Al-siisi.
Dowlada Itoobiya iyo Ururka EPLF oo heshiis xabad joojin ah gaaray
Nov. 02 (Jowhar.com) -GDhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya ayaa ku heshiiyey in ay joojiyaan colaadda, kadib labo sano dagaal galaaftay kumanaan qof, malaayiin qofna barakiciyay, boqolaal kun oo kalena ay soo…
Golaha amaanka oo shaaciyay talaabada laga qaadayo dadkii ka danbeeyay qaraxyadii Zoobe.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Golaha Ammaanka QM ayaa si xooggan u cambaareeyey qaraxyadii ay kooxda Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kuwaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 120 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku…
Shabaab oo shaqaale caafimaad ka soo afduubatay gudaha dalka Kenya.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaari nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay wadeen ay ka…
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay deegaanka Milxo.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo xalay ka dhacay deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.
World News
The opponents within the Ethiopian Tigray battle agreed to an armistice
The African Union mediator mentioned, on Wednesday, after prolonged talks in South Africa, that the opponents…
‘Simply irresponsible’: Gun violence is a giant drawback in Missouri…
Earlier than midterms on November 8, France 24 takes you on a journey throughout the Mississippi River with a…
Founding father of Forbidden Tales to proceed the work of restricted journalists
French journalist Laurent Richard based Forbidden Tales in 2017 with a easy mission: to proceed the work of…
Low tools, excessive morale: Jowharreports from a city retaken in Ukraine
Quickly, the small village of Vysokopila in southern Ukraine fell into the fingers of Russia when it invaded Moscow…
North Korea fires a missile throughout the ocean border with South Korea for the…
North Korea fired a minimum of 10 missiles on Wednesday, together with one which landed close to South Korean…
The Danish left-wing bloc retains the bulk in Parliament
Denmark's left-wing bloc led by Prime Minister Mette Frederiksen reached out to the middle for broader cooperation…
Preliminary expectations present that Netanyahu is making ready to return within…
Preliminary expectations had been that the celebration of veteran former Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu…
