SOMALI NEWS
Fanaanada caanka ah ee Hindiya Asha Bhosle ayaa geeriyootay iyadoo 92 jir ah
Apr 12(Jowhar)-Asha Bhosle waxay ka mid ahayd fanaaniinta ugu duubista badan adduunka, iyadoo haysata ilaa 11,000 oo heesood. Waa mid ka mid ah codadka...
Maxaa xiga kadib fashilka wada-hadaladii Iran iyo Mareykanka ee Pakistan?
Apr 12(Jowhar) Burburkii ku yimid wadahadalladii taariikhiga ahaa ee bishan Abriil 2026 ku dhexmaray Mareykanka iyo Iiraan caasimadda Baakistaan ee Islamabad, ayaa abuuray xaalad...
Wada-hadaladii Iran iyo Mareykanka oo fashil kusoo dhamaaday
Apr 12(Jowhar) Wada hadalladii u dhexeeyey dawladdaha Maraykanka iyo Iran ayaa lagu kala kacay markii laysku fahmi waayey qodobadii dooddu ka taagnayd.
Wada xaajoodadan oo...
Heshiis laga gaaray hantida horey looga xanibay dowladda Iran
Apr 11(Jowhar)-Telefashinka rasmiga ah ee Iran ayaa ku dhawaaqay in heshiis lala gaaray Mareykanka, kaas oo la xiriira arrinta hantida horay looga xayiray dowladda...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Galmudug laga fulin dooni qodista ceelka shidaalka Curad-1
Apr 11(Jowhar)-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa faahfaahin ka bixiyay halka laga fulinayo mashruuca qodista ceelka shidaalka ee Curad-1, isagoo sheegay...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More






Recent Comments