SOMALI NEWS
Mareykanka oo dib u bilaabaya gargaarka uu siiyo Soomaaliya kadib fadeexadii Dekeda Muqdisho
Jan 29(Jowhar)-Dawladda Mareykanka ayaa dib u fasaxday gargaarkii bani’aadamnimo ee ay siinaysay Soomaaliya, kaas oo loo marsiin doono Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP, kadib...
Wasiirka Dekedaha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Turkiga
Jan 28(Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka...
Kulakii weynaa ee baarlamaanka oo lagu kala tagay iyo buuq hareeyay fadhigii xildhibaanada
Jan 28(Jowhar)- Fadhiga baarlamaanka 11aad ayaa soo xirmay, iyadoo lafilayay in la qeybiyo wax ka bedelka 5 cutub oo kamid ah Dastuurka oo laysku...
Weerar lagu qaaday Ilhan Cumar xili ay khudbad jeedineysay
Jan 28(Jowhar)-Ilhaan Cumar ayaa lasoo weeraray iyadoo jeedinausa qudbad ka dhan ah xoghayaha wasaarada amniga gudaha Maraykanka Kristi Neoam.
Nin cadaan ah oo cunsuri ah...
Eric Trump oo beeniyay inuu madaxweynaha Somaliland kala hadlay dekad iyo arrimo la xiriira...
Jan 27(Jowhar)-Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, Kimberly Benza oo ah Afhayeenka Eric Trump ayaa sheegtay in aysan madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments