SOMALI NEWS
Hogaamiyihii kooxaha Daroogada Mexico El Mancho oo la dilay
Feb 23(Jowhar)-Hogaamiyihii kooxda laga cabsado ee Jalisco New Generation (CJNG) ee ka ganacsata daroogada Nemesio Oseguera Cervantes ee dalka Mexico ayaa la dilay intii...
Nin doonayay inuu weeraro guri uu leeyahay Trump oo la diley
Feb 22(Jowhar)-Waaxda sirdoonka Maraykanka ayaa sheegtay in ay ciidamadooda dileen nin doonayay inuu gudaha u soo galo guriga uu ku leeyahay madaxweynaha Maraykanka goobta...
Shirkii Golaha Mustaqbalka iyo Dowladda oo kusoo dhamaaday natiijo la’aan
Feb 22(Jowhar)-Shirkii ka socday Villa Soomaaliya ayaa goordhow la soo gaba-gabeeyay iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin qodobadii laga doodayay.
Dhinacyadii kulanka ka qeyb...
Labada Gole oo soo gabagabeeyay ka doodista cutubka 9aad ee Dastuurka
Feb 22(Jowhar)-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 21-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka...
Madaxweyne Xasan iyo Golaha Mustaqbalka oo shir uga furmay madaxtooyada
Feb 22(Jowhar)-Aqalka Madaxtooyada waxaa goordhow ka furmay shir u rhexeeya golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xassan Sheikh, waa kulankii 2aad oo wadajir ah, markii...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments