SOMALI NEWS
Sarkaal ciidan iyo wadaad caan ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
Nov. 12 (Jowhar.com) -Wararka naga soo gaaraya magaaladaMuqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay siyaabooyin kala duwan dilal uga geysteen degmooyin kamid ah caasimadda, iyadoo dambiilayaasha ay ka baxsadeen gacanta laamaha amaanka…
Xasan Sheekh iyo Afwerki oo kormeeray ciidamada Soomaalida ee lagu tababaray Eritrea
Nov. 11 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka…
Dowladda oo soo saartay digniin culus oo ku wajahan weeraro Shabaab la damacsan tahay Muqdisho.
Nov. 11 (Jowhar.com) -Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan shacabka magaalada Muqdisho, iyadoo uga digtay weeraro kooxda Al-Shabaab ay la damacsan tahay goobo kamid ah caasimadda.
Taliyayaasha Sirdoonada Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday.
Nov. 11 (Jowhar.com) -Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) Mudane Temesgen Tiruneh Dinku ayaa maanta heshiis ku kala…
Wararkii u danbeeyay Dagaal ku bilowday qaraxyo oo ka dhacay gobolka Hiiraan.
Nov. 11 (Jowhar.com) -Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay deegaanka Burdaar ee galbeedka magaalada Beledweyne.
World News
DR Congo: Extra civilians flee M23 insurgent advance in North Kivu
The re-emergence of the March 23 insurgent motion and its sudden advance unfold panic among the many residents of…
Russia says it has accomplished its withdrawal from the Kherson area, Ukraine
The Russian Protection Ministry stated on Friday that it had accomplished the withdrawal of troops from the western…
No less than two folks have been killed as a tropical storm swept by way of…
Nichols swept Florida on Thursday, weakening however nonetheless carrying a strong punch with a combination of…
Tunisian Islamist chief Ghannouchi launched after “cash laundering”…
His lawyer launched the dissolved Tunisian parliament speaker, and archenemy of President Kais Saied, on Thursday…
