SOMALI NEWS
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ka hadlay mowqifkooda kadib 15 May 2026
May 02(Jowhar)-Siyaasiyiinta mucaaradka ka soo jeeda gobolka Banaadir ayaa soo saaray warmurtiyeed ay ugaga hadlayaan mowqifkooda siyaasadda xilligan.
War Murtiyeedkan oo lagu soo koobay afar...
Xasan Sheekh oo kulan casuumaad u fidiyay Golaha Mustaqbalka
May 02(Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku martiqaaday Golaha Mustaqbalka inay ka soo qeybgalaan kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026.
War Saxaafadeed la soo baxay...
Trump oo qirtey in ciidamadiisu ay u dhaqmayaan sidii burcad-badeed
May 02(Jowhar) Madaxweyne Donald Trump ayaa ku tilmaamay qabsashada ay ciidamada badda Mareykanka ku qabteen maraakiibta Iran ee mara marinka Hormuz ganacsi faa’iido badan...
Dowlada Federalka oo amartay in laga guuro xaruntii Jaamacadda Ummadda
May 02(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa amar ku bixiyay in dadka deggen dhulka...
Mid kamid ah dowladaha reer Galbeedka oo hajabaad u dirtay dhinacyada Soomaalida
May 02(Jowhar) Mid kamid ah dowladaha reer galbeedka ee dhaqaalaha xooggan ku bixiyay amniga Soomaaliya ayaa la sheegay inuu fariin adag gaarsiiyay hoggaamiyeyaasha Soomaalida...
Sports
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments