Masar ma ogolaan doonto in Falastiiniyiinta laga barokiciyo Gaza
Mar 17 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in dalkiisu uusan ogolaan doonin barakicinta qasabka ah ee Falastiiniyiinta laga wado Gaza, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay afhayeenkiisa.