Baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyadda sanadkan oo gaartay $973,985,805.
Dec. 28 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 4-aad ee wadajirka ah ee Baarlamaanka 11-aad…