Saameynta uu Qaraxii Zope 2 ku yeeshay Nidaamka Daryeelka Caafimaadka.
Nov. 19 (Jowhar.com) -Masiibooyinka dabiiciga iyo kuwa dadka sababaan si joogto ah ayay uga dhacaan Soomaaliya. Tallaabooyin kala duwan ayay hore u qaadeen dawladda Soomaaliya, ururrada caalamiga ah, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan; si…