Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ku burburtay webiga Hudson USA
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ku burburtay webiga Hudson ee magaalada New York, taasoo keentay dhimashada naxdinta leh ee dhammaan lixdii qof ee saarnaa oo ay ku jireen saddex carruur ah, sida uu sheegay duqa magaalada New York…