Diyaarado duqeeyay deegaanka Toora-tooroow iyo ciidan gudaha u galay.
July 26 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo saqdii dhexe ee xalay laga fuliyay deegaanka Toora-tooroow oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo sidoo kale ay deegaanka gudaha u galeen ciidamo…