Guddoomiyaha Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay sababta iscasilaadiisa.
June 01 (Jowhar.com)- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa banaanka keenay xogta ka danbeysa inuu qaato go'aan ah inuu iska casilo xilkii uu hayay, xili bilo yar ay ka harsan tahay waqtiga lagu balamay in la qabto doorashada.