Doorashadii Ceelwaaq oo la soo gabagabeeyay iyo 5 xildhibaan la doortay
April 23 (Jowhar.com) -Waxaa maanta magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada Gedo ku meteleysa baarlamaanka 11-aad ee dalka, xili uu jiro khilaaf arintaasi ka dhashay oo sbabay in garab kale ay…