Guddiga FEIT oo deg deg u amray in loo dhaariyo xildhibaanadii Ceelwaaaq
April 23 (Jowhar.com) -Guddiga hirelinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa amray in si deg deg ah loo dhaariyo xildhibaanadii 16-ka ahaaa ee lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.