Hirshabelle oo guddiga doorashada ka dalbatay in la fasoxo kursiga Fahad Yaasiin
April 14 (Jowhar.com)- Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney sharci daro tahay talaabada guddiga doorashooyinka heer federaal ay ku hakiyeen kursiga HOP086, kaasoo Beledweyn uu ka soo qaatay taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji…