Axmed Madoobe oo ka hadlay arrimaha gobolka Gedo
May 20 (Jowhar.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam o dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladaha cusub ee dalka gaar ahaan arrinta gobolka Gedo.