Booliska Galmudug oo ka hadlay iskahorimaad hubeysan oo xalay ka dhacay Dhuusamareeb
Booliska magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay iskahorimaad hubeysan oo dhex martay ciidamo ilaalo u ah Musharaxiinta kuraasta golaha shacabka ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Cabdullaahi Aadan Kulane.