Joe Biden “Muwaadiniinta Maraykanka waa inay si dhaqso ah uga baxaan Ukraine”
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee jooga dalka Ukraine in ay si deg-deg ah uga baxaan dalkaasi, isagoo sabab uga dhigay hanjabaado dheeraad ah oo ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee…