Friday, July 10, 2020

mahad

1878 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Ra’iisul Wasaaraha Canada oo Karantiil galay kadib markii xaaskiisa looga shakiyay cudurka Coronovirus

Ra'iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa karantiil iskiis ah isgaliyay kadib markii xaaskiisa Sophie Trudeau lagu arkay calaamado xumad ah iyadoo ka soo laabatay...

Dowlada Kenya oo baareysa dhiig dalkeeda laga xaday oo Soomaaliya la geeyay

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay socdaan baaritaanno ay ku waddo eedeymo la xiriira in dhiigga lagu deeqo shacabka dalkaas si sharci darro loogu iib...

Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle oo tababar u soo xirey dufcada 3aad ee ciidamada Booliska Hirshabelle

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ahna Madaxweyne ku xigeen Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta tababar u xirey ciidamo Boolis ah oo tababar ugu soo...

Magaalada Muqdisho oo lagu karantiilay 4 ruux oo ka yimid dalalka uu cudurkan ka jiro

Dowlada Federalka ayaa shaacisay in qaar ka mid ah dadka ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kuwaasoo ka yimid dalalka uu cudurkani ka...

Ilhan Cumar oo shaacisay in ay la aqal gashay Tim Mynett

Ilhan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Kongresska dalka Maraykanka asalkeeduna yahay Soomaali ayaa shaacisay inay la aqal gashay mid kamid ah shaqaalaheeda...

Maxkamada Ciidamada oo xukun dil ah ku ridey dagaalame ka tirsanaa Daacish

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Nin lagu eedeeyayin uu horay u dilay Askari ka tirsanaa Ilaalada...

Maamulka Galmudug oo ku eedeeyay Maamulka Puntland inuu farogelin ku hayo Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Maamulka deriska la ah ee Puntland in farogelin uu ku hayo arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug. Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan...

Alshabaab oo weerartay fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin Aw-dheegle

Dagaalamayaasha AlShabaab ayaa xalay weerar ku bilowday madaafiic ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka Aw-dheegle ee gobolka Sh/hoose. Dagaal dhex maray ciidamada...

Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Madaxa Hay’ada UNIDO ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda UNIDO ee Soomaaliya Mr. Ygor Scarcia oo...

Madaxweyne Farmaajo oo ku booqday Isbitaalka Yardimeli qoyska Weriye ka tirsanaa Ciidamada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee- Shahiid...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
22 POSTS0 COMMENTS
3164 POSTS0 COMMENTS
1878 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Zlatan intends to leave AC Milan: “Ibrahimovic is not a player in the Europa League!”

The Swedish star said his stay in Milan ended with the club not being at the level it wanted to be. ...

OFFICIAL – Salomon Kalou character with Botafogo

The 34-year-old forward has announced that he will join the Brazilian Championship two days after he announced he left Hertha...