Ka ganacsiga agabka gargaarka bani’aadanimo lagu keeno Soomaliya oo la mamnuucay
Sep 20 (Jowhar.com)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go'aan Mamnuucaya in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo ee Dalka…