Hormuud Salaam Foundation oo Labaatan Kun Dollar ugu Deeqday Iskuulka Mucaasar
Hormuud Salaam Foundation, ayaa maanta ugu deeqdey $20,000 (Labaatan kun dollar) Iskuulka Mucaasar, oo bur bur xoog leh kasoo gaarey Qarax ka dhacay agagaarka Iskuulka 25 November 2021.