Afar xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo
Afar xildhibaan oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaanka 11aad ee golaha Shacabka ayaa lagu doortay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed. Kuraastan maanta lagu doortay Baydhabo ayaa…