Tuesday, August 4, 2020

mahad

2106 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Sheekh Maxamed Shaakir oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusuna

Xildhibaano ay shalay soo magacaabeen ururka Ahlu Sunna ayaa maanta waxa ay u doorteen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxweynaha Galmudug kadib doorasho goor...

Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka soo horjeestay heshiis uu ku dhowaaqay Trump

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus lagu wareejiyey Israel oo uusaxiixay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii Abaanduulihi hore ee xoogga dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday -Alle ha u...

Duulimaadyadii maalinlaha ee aadi jira Gobolka Gedo oo la hakiyay iyo baaritaano ku socda…

Duulimaayadii Diyaaradaha sida maalinlaha uga bixi jiray garoonka diyaaradaha Muqdisho ee aadi jiray Gobolka Gedo ayaa saaka la hakiyay, iyadoo baaritaano ku socdaan. Ilo wareed...

Daawo: Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

Waxaa goor dhow magaalada Dhuusamareeb ka bilowday Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug, iyadoo fadhi uu leeyahay Baarlamaanka Galmudug oo uu shir guddoominayo...

Daawo: Saameynta Qaraxyada Muqdisho ku yeesheen Dhaqaalaha iyo Hotelo caan ah oo xirmay

Iyadoo magaalada Muqdisho sanadihii la soo dhaafay ka soo kabaneysay dagaaladii sokeeye ee dalka halakeeyay, ayaa magaalada oo soo kobceysa, kuna soo kordheen dhismayaal...

Shir ku saabsan dhiira gelinta Maalgashiga Soomaaliya oo ka furmay Addis Ababa

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ka furmay Shir looga hadlayo dhiiragelinta Maalgashiga, kaasoo ay soo qaban qaabisay Hey'adda...

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo baaq cusub soo saaray (Akhriso)

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee afarta ah ayaa soo saaray baaq cusub oo ku aadan doorashada Galmudug, kaddib markii xalay saqdii dhexe ay ku kulmeen...

Akhriso: Jubbaland oo sheegtay in xaalada C/rashiid Janan ay u dhaxeyso nolol iyo geeri

Maamulka Jubbaland ayaa walaac ka muujiyay xaalada murugsan ee Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaddib markii maanta duhurkii ay Taliye kuxigeenka Booliska...

Shirweynaha Cilmi baarista Jaamacadda Himilo oo Muqdisho ka furmay

Waxaa maanta si rasmi ah uga fumay magaalada Muqdisho Shirweynaha Cilmi baarista Jaamacadda Himilo oo ka mid ah Jaamacadaha ka hana-qaaday dalka. Munaasabadan oo aheyd...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
22 POSTS0 COMMENTS
3840 POSTS0 COMMENTS
2106 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Odowaa “Farmaajo Jidkii Dhuusamareeb hadduu dhaafo, 7-dii daqiiqo ee Xukuumadda ku dhacday oo kale ayaa…”

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay jeclaan lahaayene in la qabto doorasho...

Shirka Beesha Mudullood oo maalintii labaad galay iyo Arrinta Maamul goboleedka Gobolka Banaadir…

Shirweynaha Beesha Mudullood ayaa maalintii labaad galay, iyadoo weli ay socdaan khudbadaha ay jeedinayaan waxgaradka, duubabka dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas'uuliyiinta Beesha ugu jira labada...

Wasiirka Maaliyadda oo shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Fatahaada Afgooye

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay gurmadka Fatahaada degmada Afgooye oo todobaadyo ka hor...

Diyaarad Sahay u siday Ciidamada Kenya oo ku burburtay Dhoobley

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Kenya ay ku burburtay garoonka diyaaradaha Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose. Diyaaradna oo...