Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow Villa Baydhabo ee degmada Wadajir. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay ciidamada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More