Tuesday, August 4, 2020

mahad

2106 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga, kaasoo ay ka qeyb galeen Maamulada...

Galmudug Presidential Candidates to withdraw from 30 January Elections

Four candidates of the Galmudug regional state’s presidential elections have announced that they would boycott the elections scheduled for 30th January. In a press statement...

Somalia’s 2020 Humanitarian Response Plan Needs $1 Billion To Help 3 Million People

Somalia’s federal authorities and international partners today launched a plan requiring more than a $1 billion to provide much-needed humanitarian aid to some three...

Madaxweyne Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha ka socda Dhuusamareeb, kuna baaqay gogol la isugu yimaado

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa dalbaday in la joojiyo dhammaan howlaha ka socda Dhuusamareeb,...

Dhaxalsugaha Sacudi Carabiya oo lagu eedeeyay inuu jabsaday taleefanka Milyaneero Maraykan ah

Khubaro dhinaca xuquuqda aadanaha ah oo Qaramada Midoobay ka socday ayaa dalbay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo eedeymo la xiriira in Dhaxal sugaha...

Musharax Odawaa “Ra’iisul Wasaaraha wuxuu u yimid Galmudug oo Hal Xaaf hoggaamiyo, maanta 4 Galmudug ayay maree”

Musharax Madaxweynaha Galmudug C/raxmaan Odawaa oo caawa ka qeyb galayay Barnaamij Dood ah oo caawa Telefishinka Somali Cable ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayuu kaga...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Mareykanka

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy. Kulanka...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta Hubka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku...

Golaha Deegaanka Diinsoor oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen

Golaha deegaanka degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa maanta u doortay guddoomiye C/Salaan Siidow halka guddoomiye ku xigeen loo doortay Aweys Sheekh Cali. Doorashada guddoomiyaha...

Galmudug: A model for Somalia’s Unity or A Quagmire on Its Own

It was last week on Friday when Galmudug state elected the speaker of parliament in a divided house between the opposition and pro-government supporters....

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
22 POSTS0 COMMENTS
3840 POSTS0 COMMENTS
2106 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Odowaa “Farmaajo Jidkii Dhuusamareeb hadduu dhaafo, 7-dii daqiiqo ee Xukuumadda ku dhacday oo kale ayaa…”

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay jeclaan lahaayene in la qabto doorasho...

Shirka Beesha Mudullood oo maalintii labaad galay iyo Arrinta Maamul goboleedka Gobolka Banaadir…

Shirweynaha Beesha Mudullood ayaa maalintii labaad galay, iyadoo weli ay socdaan khudbadaha ay jeedinayaan waxgaradka, duubabka dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas'uuliyiinta Beesha ugu jira labada...

Wasiirka Maaliyadda oo shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Fatahaada Afgooye

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay gurmadka Fatahaada degmada Afgooye oo todobaadyo ka hor...

Diyaarad Sahay u siday Ciidamada Kenya oo ku burburtay Dhoobley

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Kenya ay ku burburtay garoonka diyaaradaha Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose. Diyaaradna oo...