Qoor Qoor oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa soo saaray liiska musharaxiinta labada kursi ee Aqalka Sare ee ka dhineyd maamulkiisa.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu sheegay in…