Inkabadan 50 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay masjid ku yaal dalka Afghanistan
Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday masaajid ku yaal magaalada Kunduz ee dalka Afgaanistaan ayaa lagu dilay ugu yaraan 50 qof, sida ay saraakiishu sheegeen, waana weerarkii ugu dhimashada badnaa tan iyo markii ay ciidamada Mareykanka…