Dowlada Maraykanka oo ka hadashay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii socda ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaaraha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Xuseen Rooble.