Saciid Deni oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Karkaar
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye isagoo sidoo kale kala direy Golahii Deegaanka degmada Qardho.