Al-Shabaab oo iska fogeysay dilka Ikraan Tahliil

War kasoo baxay Xarakada Shabaab ayaa lagu beeniyey war ka soo yeeray hay'ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee ahaa in Alshabaab ka dambeysay afduubkii iyo dilkii lagula kacay Ikraan Tahliil oo ahayd Sarkaal u shaqeyneysay hay'adda NISA.…

Nin Mindi ku dhaawacay lix ruux dalka New Zealand

Wararka ka imanaya dalka New Zealand ayaa sheegay in ugu yaraan lix qof uu ku dhaawacay nin ku hubeysan tooreey dad ku sugnaa dukaan weyn oo ku yaal magaalada Auckland ee dalka New Zealand, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Boliiska ee…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More