Mahad

948 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga Maamulka Hay’adda Qaran ee Naafada

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda...

Banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun oo Muqdisho ka dhacay

Dadweyne faro badan oo ka careysan dilkii xalay loogu geystey magaalada Muqdisho guddoomiyihii degmada Hodon ayaa ka dhacay qaar ka mid ah wadooyinka degmada...

Dowlada Ingiriiska oo ku baaqday in laga heshiiyo Arrimaha Doorashooyinka

Dowlada Ingiriiska ayaa ugu baaqday dowlada Federalka Soomaaliya inay heshiis is afgarad la gaarto dowlad goboledyada dalka. Safiirka UK ee Qaramada Midoobay Barbara Woodward oo...

Madaxweyne Deni oo kulan muuqaal ah la yeeshay wakiilo ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya mudane, Cusmaan Abuukar Dubbe oo uu wehliyay Agaasimaha Wakaaladda Wararka SONNA Cali C/qaadir Cali ayaa maanta kulan...

Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump

Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka isagoo si rasmi ah ula wareegay xafiiska Aqalka Cad ayaa saacado...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar siiyay Hay’adaha Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay dilkii xalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdi Karim Dhegajuun. Ra'iisul Wasaare...

Taliyeyaal iyo Askar loo xiray dhacdadii lagu dilay Guddoomiyihii Hodan

Taliyeyaal Saldhig Boolis iyo askar ayaa loo xiray dhacdadii xalay lagu dilay Guddoomiyihii degmada Hodan C/xakiin, kaddib markii gaari uu Guddoomiyaha saarnaa ay rasaas...

Guddoomiyihii degmada Hodan oo lagu dilay Muqdisho

Guddoomiyihii degmada Hodan C/xakiin Dhagajuun ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaddib rasaas Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay ku fureen gaarigiisa. Dilkan ayaa dhacay...

Guddiga lagu muransan yahay: Culeyska Siyaasadda iyo Walwalka kala dirista

Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay waxaa la magacaabay 5tii  November 2020, waxa ay ka kooban yihiin, 25 xubin oo 12 kamid ah ay shanta...

TOP AUTHORS

1756 POSTS0 COMMENTS
948 POSTS0 COMMENTS

Most Read