Maxkamad Xukmisay in la gawraco Diiq kadib markii laga soo dacwooday qeyladiisa
Apr. 07 (Jowhar.com)-Maxkamad ku taal dalka Nigeria ayaa mulkiilaha diiq qeylo badan u qabatay muddo labo cisho ah inuu ku gowraco ka dib markii ay ka cawdeen ci’diisa ama dhawaaqiisa deriska ninka leh diiqa.