Mahad

919 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta kulmaya, xilli muddo xileedkooda sii dhamaanayo

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya, mid ka mid ah kulamadooda caadiga ah, iyagoo kulankan uu ku soo...

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka Sergey Lavrov

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dowlada Ruushka Sergey Lavrov magaalada Moscow ee...

Taliska militariga oo war ka soo saaray dilka saraakiishii ciidanka ee lagu diley Galgaduud

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wadaan baaritaan la xiriira dilka saraakiishii maalin ka hor lagu laayay weerarkii ka dhacay gobolka Galguduud ee bartamaha...

Ciidamada Maraykanka oo duqeyn ka geystey deegaan ku dhow Jilib

Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa “Africom”ayaa sheegay inay labo jeer maanta ay duqeeyeen deegaan ku dhow degmada Jilib ayna bartilmaameedsadeen saraakiil ka tirsan Alshabaab...

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ku ansixiyay guddiyo iyo Hindise Sharciyeedyo

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey guddiga maamulka hay’adaha Saadaasha Hawada Soomaaliya,...

Milkiilaha Astaan Cable TV Cabdimanaan Yuusuf oo xabsiga laga sii daayay

Milkiilaha Astaan Cable Tv Cabdimanaan Yuusuf ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii uu bilihii la soo dhaafay ku xirnaa xabsi ku yaal magaalada...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka digey soo gelinta Maandooriyaha gudaha dalka Soomaaliya

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr-Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa digniin culus ka soo saaray ka ganacsada iyo keenista maandooriyaha. Waxaa uu sheegay inay jiraan Ganacsato...

Midowga Musharaxiinta oo baaq cad u direy Beesha Caalamka

Midowga Musharaxiinta ayaa soo saaray qoraal ka kooban labo bog kaasoo si toos ah ugu socotay xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNSOM halka...

Maxkamada Ciidamada oo la soo taagay rag lagu eedeeyay inay dilal ka geysteen Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay Maxkamdeenta eedeysanayaal la sheegay in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana kuwaasi oo maanta lasoo...

Ciidamo Milatari ah oo lagu diley degmada Wanlaweyn

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo la xiriira ciidamo milatari ah oo lagu diley degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan...

TOP AUTHORS

1702 POSTS0 COMMENTS
919 POSTS0 COMMENTS

Most Read