Dhul-Gariir cabirkiisu yahay 4.8 oo gilgilay magaalada New York
Apr 05 (Jowhar.com)-Dhulgariir ayaa subaxnimadii saaka ee jimcaha gilgilay magaalada New York ee ay dadku ku badan yihiin, sida ay sheegtay hay'adda Sahanka Juquraafi ee Maraykanka.